Latest Photos
Waaxda Arrimaha Siyaasadda iyo Nabadaynta

Waaxda arrimaha siyaasadda iyo dhismaha nabadda (DPPA) ayaa udub dhexaad u ah howlgalka Qaramada Midoobay ee ka hortagga iyo xallinta colaadaha gacan ka hadalka ah iyo dhisidda nabad waarta oo adduunka ah.



